(Milano) 23 Sebt 2018 – AC Milan ayaa cayrsanaysa shiish-yahanka 21-jirka ah ee Fluminense, Pedro Guilherme, sida ku dhigan warqaadka Corriere dello Sport.
Weerarkan dhexe ayaa naadigiisa Brazil wacdaro ka dhigaya isagoo 12 gool dhaliyay 23 kulan, laba goolna dhigay, waase arrin mustaqbal maadaama uu haatan dhaawac ku maqan yahay oo aan la heli karin ilaa Maarso.
Laacibka ayaa waxaa sidoo kale xiisaynaya Real Madrid iyo AS Roma, yeelkeede, waxay Milan ka faa’iidaysanaysaa xiriirka ay la leedahay Brazil, iyadoo dheelaysa kaarka Leonardo, Kaka iyo Serginho oo Pedro usoo weecin kara jihadeeda.
Hadalsame Media