DHEGEYSO: Mashruuc musuq dartii loo HAKIYAY!

0

(Muqdisho) 11 Sebt 2018 – Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa hakiyey mashruuc ku saabsan horumairnta dadka reer guuraaga ah oo uu ka waday Soomaaliya kadib markii ay soo baxday in mashruucaas si xun loo maamulay.

Dawladda Soomaaliya waxay isku dayday inay wax ka qabato walaaca bankiga islaamka iyadoo xabsiga u taxaabtay sarkaalkii maamulayey mashruucaas.

Haddaba sidee ayey wax u dhaceen oo loo maamulay mashruucan? Waa mowduuca Barnaamijka Galka Baarista, waxaana soo jeedinay Haaruun Macruuf.

Hadalsame Media