Xulalkan oo iskula jira Group 4, League A, ayay middoodba doonaysaa inay dhibcaha ka maroojiso midda kale, si ay u hesho 3-dii dhibcood ee ugu horreeyay tartanka dhowaangalka ah ee UEFA Nations League oo beddelaya kulamadii saaxiibtinnimo.
Haddaba, waxaannu idiin haynaa shaxaha iyo safafka suurtagalka ah ee ay caawa lasoo shirtegi karaan xulalkani.
Hadalsame Media