(Bologna) 07 Sebt 2018 – Waxaa caawa magaalada Bologna ku wada ciyaaraya xulalka Talyaaniga vs Poland, macallinka Roberto Mancini ayaa sidaa darteed ciyaaraya kulankiisii ugu horreeyay ee rasmi ah.
Ciyaartani waa tartanka cusub ee Nations League oo ah koob cusub oo ay UEFA soo kordhisay, haddaba waxaannu idiin haynaa shaxaha laga yaabo ee xulka Talyaaniga.
Italy: (4-3-3) Donnarumma; Zappacosta, Bonucci, Chiellini, Criscito; Gagliardini, Jorginho, Pellegrini; Bernardeschi, Balotelli, Insigne.
Hadalsam Media