Baarlamanka DDS oo maanta go’aaminaya magaca & calanka Gobolka Soomaalida

0

(Jigjiga) 07 Sebt 2018 – Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa lagu wadaa in ay shir xasaasi ah ku yeeshaan magaalada Jigjiga.

Qodobada ugu waawayn ee miiska u saaran ayaa kala ah:

  1. Ansixinta Afhayeenka iyo ku xigeenka baarlamaanka deegaanka.
  2. Ansixinta gudoomiyaha iyo ku xigeenka maxkamadda guud ee deegaanka.
  3. Ansixinta wax ka badalka astaanta calanka iyo magaca deegaanka.

Qodobadan ayaa ka mid ahaa waxyaabihii uu ballan qaaday madaxweynaha cusub ee deegaanka Mustafe Muxumed Cumar.

Hadalsame kala soco wixii kasoo kordha

Hadalsame Media