Portuguese footballer Cristiano Ronaldo (R), Portuguese Prime Minister Antonio Costa (C) and Portuguese President Marcelo Rebelo de Sousa take part in a ceremony where Madeira's airport in Funchal wil be renamed after Cristiano Ronaldo, on Madeira island, on March 29, 2017.
Madeira airport, the birthplace of footballer Cristiano Ronaldo, was renamed today in honor of the quadruple Ballon d'or and captain of the Portuguese team sacred European champion last summer. / AFP PHOTO / FRANCISCO LEONG (Photo credit should read FRANCISCO LEONG/AFP/Getty Images)
(Parma) 01 Sebt 2018 – Cristiano Ronaldo iyo Juventus ayaa waxaa u sacbin doona oo qaybta VIP-da gegada Parma ee Stadio Tardini Wasiirka Koowaad ee Portugal, Md Antonio Costa.
Ilo ku dhow dhow ciyaarta oo bilaabmaysa muddo aan dheerayn oo ah 20:30 xilliga maxalliga ah ayaa ANSA iyo La Gazzetta dello Sport u sheegay, in fadhi loo reebay siyaasiga Costa.
Costa ayaa Talyaaniga sii joogey isagoo marti u ahaa xisbiga PD wuxuuna ku sugnaa magaalada Parma u dhow ee Ravenna, waxaana wehlinaya siyaasiga Maurizio Martina.
(Hadalsame) 09 Maarso 2025 - Calooleyda ayaa inta badan la jar jaraa, waxay dadka inta badan isticmaalaan midda ariga iyo idaha.
Bulshooyinka qaar ee adduunka...
(Hadalsame) 01 Dis 2023 – Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Henry Kissinger, oo kaalin mug leh ku lahaa siyaasadda arrimaha dibadda xilligii...