(Bologna) 01 Sebt 2018 – Waxaa caawa fiidkii gegada Stadio Renato Dall’Ara ku ballansan labada kooxood ee Bologna iyo Inter Milan, labada kooxiba wax guul ah kama keenin labadii kulan oo ay dheeleen oo ay ka heleen min dhibic.
Dhanka Bologna: Inzaghi ayaa dib u helaya Destro oo weerarka u diyaar ah, isagoo kaashanaya wiilka cusub ee Santander. Helander ayaa isna ka cad cad De Maio dhanka waaxda daafaca.
Dhanka Inter: Spalletti ayaa u diyaar ah inuu Bologna ku wajoho daafac 3-gacmood ah. Waxaa soo kabtak Asamoah iyo Vrsaljko oo jugo qabey wayna ciyaari karaan. Waxaa dheer Nainggolan oo isna kulan-bilowgiisii dheeli kara isagoo ka gadaal ciyaaraya qannaaska Icardi.
KAYDKA LABADA KOOXOOD
- 29 SANTURRO, 99 PIRANA, 33 CALABRESI, 15 MBAYE, 6 DE MAIO, 8 NAGY, 11 KREJCI, 32 SVANBERG, 19 VALENCIA, 30 OKWONKWO, 21 ORSOLINI, 9 SANTANDER
- 27 PADELLI, 46 BERNI, 23 MIRANDA, 13 RANOCCHIA, 20 BORJA VALERO, 87 CANDREVA, 5 GAGLIARDINI, 29 DALBERT, 11 KEITA, 10 LAUTARO MARTINEZ, 16 POLITANO, 15 JOAO MARIO
GANAAXAN
- –
- –
AAN LA HELI KARIN
- Da Costa, Donsah, Paz, Palacio
- –
Hadalsame Media