(Muqdisho) 26 Agoosto 2018 – Guddiga doorashooyinka Qaranka Soomaaliya ayaa diiwaangeliyey xisbiyo cusub oo ka mid noqon doona xisbiyadda hore loo diiwaangeliyay.
7 Xisbi ayaa la siiyey shahaadooyinka diiwaangelinta xisbiyada waxaana guddiga doorashooyinka hore ay u diiwaangeliyeen 15 Xisbi.
Xisbiyadda ayaa u muuqda kuwa faraha ka sii baxaya waxaana illaa hadda la diiwaangaliyey 22 Xisbi siyaasadeed.
Hadalsame Media