Waa kuwee 15-ka kooxood ee dunida ugu funaanado qurxoon + Sawirro

0

(Zurich) 22 Agoosto 2018 – Waxaa lasoo saaray 30-ka funaanadood ee dunida ugu qurxoon kooxaha kubadda cagta caalama.

Haddaba, waxaannu kasoo qaadanaynaa kala bar, taasoo ka dhigan inaan soo bandhigayno 15-ka ugu sarreeysa ee loo gartay inay funaanadohoodu yihiin kuwa dunida ugu qurxoon.

SIDA AY KOOXAHANI U KALA SARREEYAAN:

01 – Palmeiras, 02 – Real Madrid,  03 – Barcelona, 04 – PSG, 05 – Juventus, 06 – Atletico Madrid, 07 – Inter Milan, 08 – Manchester City, 09 – Manchester United, 10 – AC Milan, 11- Chelsea, 12 – Pumas, 13 – AS Roma,  14 – Boca Jrs, 15 – Bayern Munich.

Hadalsame Media