CIID WANAAGSAN: Hadalsame Media oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Adxaa

0

(Hadalsame) 20 Agoosto 2018 – Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhamaanba howl-wadeenka Hadalsame.com waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhamaanba shacabka Muslimiinta ah guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan caf, caafimaad, nabad iyo baraare ay dhibka uga raystaan. Aamiin.

Kulla caam wa antum bi alfi khayr.

Hadalsame Media