CHELSEA VS ARSENAL: Safafka & shaxda ay kusoo geli karaan!

0

(London) 18 Agoosto 2018 – Waxaa caawa fiid horaadkii xilliga Afrika kulanka todobaadkan ugu adag Premier League gegada Stamford Bridge ku ballansan labada naadi ee reer London ee Chelsea vs Arsenal.

Arsenal oo kulankii hore gurigeeda lagu diley furitaankii Premier League ayaa doonaysa inay howl adag qabato oo jamaahiirta u muujiso inay taasi ahayd hal ciyaar oo cilladoowdey.

Yeelkeede, ma sahlana in kooxda Sarri looga saa’id caleeyo gurigeeda Stamford Bridge, gaar ahaan xilli ay guul macaan kusoo dhadhamisey bannaanka garoonkeeda.

Safafka Suurtagalka ah:

Hadalsame Media