RASMI: Bonucci oo ku biiray kooxda Juventus + Sawirro

0

(Torino) 02 Agoosto 2018 – Kooxda Juventus ayaa ku dhawaaqday in Leonardo Bonucci uu kooxdaasi ku biiray isagoo la dhaafsaday Mattia Caldara, halka Gonzalo Higuain uu amaah dhan €18m oo kaddib €36m lagu wada qaadan karo.

Kabtankii hore ee Rossoneri ayaa horyaallada Serie A kula biiraya wax lagu sheegay ‘heshiis wayn’  oo dhexmaray Old Lady iyo Rossoneri.

Dambeedka buuxa ayaa Bianconeri oo saaka barqadii soo degey ayaa dib ugu biiray tababarka kooxda Max Allegri.

Hadalsame Media