(Milano) 02 Agoosto 2018 – Kooxda AC Milan ayaa lasoo wareegtey labada laacib ee Gonzalo Higuain oo ah dhaliye si caalamiyan ah loo qirsan yahay iyo daafaca dhexe ee Mattia Caldara oo ah dambeed dhexe oo waxtarkiisa durba muujiyay, isagoo ka garab ciyaaraya Romagnoli.
Kooxda AC Milan ayaa sidaa darteed la hubaa in ugu yaraan ay labadan laacib kusoo biirayaan safka 1-aad ee kooxdaasi.
Haddaba, kaddib imaanshaha Higuaini iyo Caldara, arag shaxaha uu adeegsan karo macallim Gattuso min 4-3-3, 4-2-3-1, ilaa 4-3-1-2.
Hadalsame Media