XAQIIQ: Soomaaliya oo hal arrin uga horreeysa CARABTA oo dhan + Sawirro

0

(Qaahira) 31 Luulyo 2018 – Dadwaynaha dunida ayaa haatan caga-cageeynaya 7.6 bilyan oo qofood – kuwaasoo 2.7 bilyan oo qofood ay imanayaan dalalka China iyo India oo qura.

Haddaba, waxaannu eegaynaa tirada dalalka Jaamacadda Carabta oo ay ka mid tahay Somalia, iyadoo dalalka loo kala hormarinayo sida ay u kala dad badan yihiin, waxayna Somalia noqonaysaa dalka 9-aad ee ugu dadka badan iyo weliba dalka 1-aad ee ugu dhalmada badan, iyadoo taagan 6.6, halka dalka ugu soo dhow oo ah Sudan uu yahay 4.8.

Lambarrada halkan ka muuqda ayaa laga soo xigtey Worldometers, oo ah urur isku howla tirakoobka iyo filiqsanaanta dadyoowga.

1. Egypt (99,375,741)

Egypt, flag

Yearly Growth: 1.87% 

Fertility Rate: 3.4% 

2. Algeria (42,008,054)

Algeria, flag

Yearly Growth: 1.67% 

Fertility Rate: 3% 

3. Sudan (41,511,526)

Sudan, flag

Yearly Growth: 2.41% 

Fertility Rate: 4.8% 

4. Iraq (39,339,753)

Iraq, flag

Yearly Growth: 2.78% 

Fertility Rate: 4.6%

5. Morocco (36,191,805)

Morocco, flag

Yearly Growth: 1.27% 

Fertility Rate: 2.6%

6. Saudi Arabia (33,554,343)

Saudi Arabia, flag

Yearly Growth: 1.87% 

Fertility Rate: 2.7%

7. Yemen (28,915,284)

Yemen, flag

Yearly Growth: 2.35% 

Fertility Rate: 4.4%

8. Syria (18,284,407)

Syria, flag

Yearly Growth: 0.08 %

Fertility Rate: 3.1%

9. Somalia (15,181,925)

Somalia, flag

Yearly Growth: 2.98% 

Fertility Rate: 6.6%

10. Tunisia (11,659,174)

Tunisia, flag

Yearly Growth: 1.10%

Fertility Rate: 2.3%

11. Jordan (9,903,802)

Jordan, flag

Yearly Growth: 2.08% 

Fertility Rate: 3.6%

12. United Arab Emirates (9,541,615)

UAE, flag

Yearly Growth: 1.50% 

Fertility Rate: 1.8%

13. Libya (6,470,956)

Libya, flag

Yearly Growth: 1.51%

Fertility Rate: 2.4%

14. Lebanon (6,093,509)

Lebanon, flag

Yearly Growth: 0.18%

Fertility Rate: 1.7%

15. Palestine (5,052,776)

Palestine, flag

Yearly Growth: 2.68%

Fertility Rate: 4.3%

16. Oman (4,829,946)

Oman, flag

Yearly Growth: 4.18%

Fertility Rate: 2.9%

17. Mauritania (4,540,068)

Mauritania, flag

Yearly Growth: 2.71%

Fertility Rate: 4.9%

18. Kuwait (4,197,128)

Kuwait, flag

Yearly Growth: 1.46%

Fertility Rate: 2.1%

19. Qatar (2,694,849)

Qatar, flag

Yearly Growth: 2.11%

Fertility Rate: 2.0%

20. Bahrain (1,566,993)

Bahrain, flag

Yearly Growth: 4.99% 

Fertility Rate: 2.1%

21. Djibouti (971,408)

Djibouti, flag

Yearly Growth: 1.51%

Fertility Rate: 3.1%

22. Comoros (832,347)

Comoros, flag

Yearly Growth: 2.26%

Fertility Rate: 4.6%

Hadalsame Media