TOTTENHAM VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan

0

(Minneapolis, Min) 31 Luulyo 2018 – Waxaa caawa gelinka dambe dheelaya labada kooxood ee Tottenham vs AC Milan iyadoo uu macallin Gattuso uu kusoo gelayo shaxda 4-3-3, balse uu wax ka bedelayo safkii kulankii hore. Daafaca Alessio Romagnoli ayaa nasinaya Mateo Musacchio si uu u kaaliyo Leonardo Bonucci, halka khadka dhexe uu shaki ku jiro Hakan Calhanoglu, waxaa xitaa dhici karta inuu safto Alen Halilovic.

Dhanka Tottenham wuxuu macallinka Pocchetino dheelayaa shaxda 4-2-3-1 waxaana u safan laacibiin ay ka mid yihiin Christian Eriksen, Lucas Moura, Heung-Min Son, Erik Lamela iyo Fernando Llorente.

ICC 2018, TOTTENHAM-MILAN – PROBABILI FORMAZIONI

Tottenham (4-2-3-1) – Vorm; Aurier, Carter-Vickers, Davies, Walker-Peters; Amos, Eriksen; Lucas, Son, Lamela; Llorente.

Milan (4-3-3) – Donnarumma; Abate, Bonucci, Romagnoli, Calabria; Kessié, Locatelli, Calhanoglu; Suso, Cutrone, Borini.

Hadalsame Media