TOOS u daawo soo dhowaynta RW Somalia Xasan C Khayrre ee Garoowe – LIVE

0

(Muqdisho) 29 Luulyo 2018 – Raysal Wasaaraha Somalia ee Xasan Cali Khayrre ayaa markii ugu horreeysay booqanaya dowlad-goboleedka Puntland, isagoo haatan ka degey magaalda Garoowe ee caasimadda maamulkaasi.

Raysal Wasaaraha ayaa booqasho ku kala bixin doona magaalooyin ka tirsan gobolkaasi sida Garoowe oo ah caasimadda, Qardho oo ah rug dhaqan iwm.

Booqashada RW Khayrre ayaa haddii aanay wax iska bedelin ku beegan 29-ka Luulyo ilaa 3-da Agoosto, isagoo inta uu halkaa joogo ka qaybgelaya munaasabadda aalaaba lagu maamuuso aasaaska maamulkaasi ee 1-dii Agoosto 1998-kii.

Halkan TOOS uga daawo booqashada RW Somalia.

Hadalsame Media