DEG DEG: Wasiirkii Waxbarashada oo xilkii wareejiyay

0

(Muqdisho) 29 Luulyo 2018 – Wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada ee dhowaan la casiley C/Raxmaan Cilmi Daahir ayaa xilkii ku wareejiyay ku xigeenkiisa Faysal Cumar Guuleed.

Wasaarada Waxbrashada Xukumada Federaalka, ayaa sheegtay in ay xooga saari doonto tayaynta waxbarashada ee dalka, iyadoo aysan inta badan tayo lahayn tacliinta ay bixiyaan dugsiyo iyo jaamacado ka badan intii loo baahnaa.

Hadalka ayaa yimid markii Maanta Xaruunta wasaarada ay ka dhacday munaasabad xilalka ay ku kala waragayeen, Wasiirkii hore iyo ku simaha wasarkaas oo xilka la wareegay.

Hadalsame Media