TOOS u daawo: Dayax-Madoobaadkii la saadinayay oo laga arki karo Bariga Adduunka – LIVE

0

(Perth) 27 Luulyo 2018 – Waxaa bilowday dayax madoobaadkii Bil Dhiigga ahaa ee lasii saadinayay oo haatan laga arki karo galbeedka Australia, gaar ahaan caasimadda dalkaasi ee Perth.

Waxyaabaha sida aadka loo arki karo marka ay bishu wada madoobaato waxaa ka mid ah meeraha cas ee Mars, kaasoo dhulka iyo Saldhigga Caalamiga ee Hawada Sare ee (ISS), si buuxda looga arki karo.

Halkan ka aqri warbixin uu Hadalsame ka qoray 19-kii bishan si TOOS ahna uga daawo…

Hadalsame Media