“Waxaan u feertami doonaa dalkayga” – Feeryahanad Soomaaliya usoo baxday!

0

(London) 27 Luulyo 2018 – Ramla waxa ay ku dhalatay soomaaliya waxaana UK la keenay iyada oo yar.

7 jir ayeey feerka ku biloowday waxaana iminka ay tahay xidig soo baxday.

Waagii ay yarayd aad ayeey u buurneyd waxaana iskuulka ay ahayd mid caruurtu ay dilaan

Hooyadeed ayaa jiim geysay waxaana wixii markaa ka danbeeyay ay noqotay feeryahan aan jugteeda laga kicin

Sanadka 2020 waxa ay dooneysaa in ay soomaaliya u matasho Olomkikada Adduunka.

Hadalsame Media