KOOXDA UGU QAALISAN: Ka bogo 11-ka laacib ee ugu qaalisan dunida kubadda cagta + Sawirro

0

(Nyon) 20 Luulyo 2018 – Kaddib markii uu qabtaha Brazilian-ka ah ee Alisson uu jebiyay rikoodhkii uu dhigay – jaallihiisa Ederson ee Manchester City – kaddib markii uu £65milyan oo gini kula biiray kooxda Liverpool, waxay dadku is waydiin karaan waa kuwee 11-ka ugu qaalisan haatan?

Waxaan idiin haynaa 11-ka laacib ee maanta ugu qaalisan dunida kubadda cagta, kuwaasoo isu gayn ahaan ku fadhiya £992.65m ama lacag ka badan hal biyan oo euro.

Waxaa dabcan ugu horreeya Neymar, Cristiano Ronaldo iyo Kylian Mbappe ee ka bogo.

Kylian Mbappe (AS Monaco to PSG, £121m)

Neymar (Barcelona to PSG, £199.8m)

Philippe Coutinho (Liverpool to Barcelona, £112.5m)

Cristiano Ronaldo (Real Madrid to Juventus, £105m)

Paul Pogba (Juventus to Man United, £94m)

Gonzalo Higuain (Napoli to Juventus, £79m)

Virgil van Dijk (Southampton to Liverpool, £70.1m)

James Rodriguez (AS Monaco to Real Madrid, £67.5m)

Kyle Walker (Tottenham to Man City, £47.5m)

Alisson (Roma to Liverpool for £65m)

Aymeric Laporte (Atletic Bilbao to Man City, £58.5m)

Benjamin Mendy (AS Monaco to Man City, £51.75m)

 

Hadalsame Media