DHEGEYSO: Aragtida dadwaynaha & ciyaarta Sweden vs Switzerland (Wasiiradda Iskaashiga Caalamiga ah oo aan wax ka waydiinay)

0

(Stockholm) 03 Luulyo 2018 – Maalinta 4-aad ee ugu dambaysa wareegga 16-ka ee koobka adduunka ayaa waxaa galabta kulanka 1-aad isku arkaya xulka Sweden oo gegada wayn ee Saint Petersburg-stadion kula ballansan Switzerland ciyaar ay kooxiba raadinayso fursad ay ugusoo gudubto wareegga rubuc-dhamaadka Koobka Adduunka.