DHEGEYSO: ”Haddii aad DULQAADAN lahayd ilkaha lagaama daadiyeen!!” – Dr Hibaaq Buubaal

0

(Hargaysa) 28 Juun 2018 – Maalin bay gabari aan da’ ahaan 30-ka ku qiyaasay ay iigu timid goobta caafimaad ee aan joogo, iyadoo uu wejigeeda dhiig ka da’ayo.

Deeto waxaan ku iri: ”Maxaa kugu helay?” Waxay igu tiri: ”Anigoo bas saaran ayay gabari i caayday, kaddibna dhagax ayaan ku dhuftay, deetana inta igusoo booddey ayay ILKIHII iga soo daadisay!!”

Waxaa igu soo dhacday in haddii ay gabadhaasi DULQAAD lahaan lahayd aysan ilkeheeda sidaa sahalka ah ku waydeen.

Dhegeyso barnaamij wax ku ool ah oo ku aaddan faa’iidada dulqaadka iyo Dr Hibaaq Buubaal, oo qaadaa dhigaysa 4 arrin oo ka hadlaya faa’iidada dulqaadka.

Hadalsame Media