Xilliga uu furmayo horyaalka Talyaaniga oo la shaaciyay (Coppa Italia & Super Coppa?)

0

(Roma) 18 Juun 2018 – Hay’adda maamusha horyaalka Talyaaniga ee Lega Serie A ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday waqtiga uu xirmayo/furmayo horyaalkaaasi dufcadda 2018-19, kaasoo furmaya Agoosto 19.

 

Ma jiri doonto biririftii xilliga jiilaalka, taasoo markii 2-aad loo wareejiyay bisha Jannaano, waxaa se jiri doona hal todobaad ama wareeg oo dhacaya Boxing Day [Diseembar 26], iyo laba todobaad oo la dheelayo bartamaha usbuuca oo ku kala beegan Sebtember 27 iyo Abriil 3.

Wax kulama ihi ma dhici doonaan todobaad-dhamaadyada u dhaxeeya min jannaayo 6 ilaa 13, halkaasoo la geliyay fasixii yaraa ee jiilaalka, kahor inta aanu horyaalku soo xirmin Maajo 26 2019.

SERIE A

Bilaabmaya: Axad 19 August 2018

Bartamaha Todobaadka: Wednesday 26 September 2018, Wednesday 26 December 2018, Wednesday 3 April 2019

Hakadyada: Sunday 9 September 2018, Sunday 14 October 2018, Sunday 18 November 2018, Sunday 6 January 2019, Sunday 13 January 2019, Sunday 24 March 2019

Xirmaya: Sunday 26 May 2019

COPPA ITALIA

First qualifying round: Sunday 29 July 2018

Second qualifying round: Sunday 5 August 2018

Third qualifying round: Sunday 12 August 2018

Fourth round: Wednesday 5 December 2018

Round of 16: Sunday, 13 January 2019

Quarterfinals: Wednesday, January 30, 2019

Semifinals (one way): Wednesday, February 6, 2019

Semifinals (return): Wednesday, February 27, 2019

Final: Wednesday, April 25th 2019

ITALIAN SUPERCOPPA

January 2019 (date to be defined)

Hadalsame Media