
(Adis Abeba) 13 Juun 2018 – Dowladda itoobiya oo ka fakireysay in safaaradeeda Telviv ay u rarto magaalada Quddus kaddib markii Mareykanku magaaladaa lagu muransanyahay u aqoonsaday caasimada Israel ayaa hada qorshahaasi laashay.
Arintaan ayaa waxa ay ka danbeysay sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan Wasaarada Arrimaha dibedda Itoobiya kadib markii booliiska Isreal ay xoog kaga saareen lix wadaad oo itoobiya u dhashay kaniisad ay ku la haayeen Israel.
Itoobiya ayaa waxaa ku nool dad aamisan diinta yahuuda inkastoo Isreal aanay siin xurmo sidaa u wayn.
Ethiopia said to freeze Jerusalem embassy move over anger at abuse of monks https://t.co/nZkViW8NSa pic.twitter.com/SFruUZJbT2
— The Times of Israel (@TimesofIsrael) 12 juni 2018
MM Dhore
Hadalsame Media